C/raxmaan Macalin “Wax kasta oo aan si cadaalad ah loo maamulin waxay ku dhammaadaan fashil”

Aqoonyahan C/raxmaan Macalin Xuseen, oo ah musharax xildhibaan baarlamaanka Soomaaliya, una tartamaya kursiga HOP025 ayaa qoraal uu maanta bartiisa facebooka ku soo saaray wuxuu kaga hadlay arrimo dhowr ah oo quseeya xaaladda dalku marayo. C/raxmaan, wuxuu la hadlay guud ahaan ummadda Soomaaliyeed, isaga oo ku booriyay in ay dareenkooda ku muujiyaan go’aannada masiiriga ah ee … Continue reading C/raxmaan Macalin “Wax kasta oo aan si cadaalad ah loo maamulin waxay ku dhammaadaan fashil”